Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Somaliland waxaa ka dhacday doorasho qof iyo Cod ah taas oo ay ku tartameen musharaxiin doonayey iney ku Guuleystaan Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland.
Musharixiintii ugu cad cadaa waxaa kamid ahaa Madaxweynaha laga Guuleystay ee Muuse Biixi oo matalaayey Xisbiga Kulmiye iyo Madaxweynaha Guuleystay ee C/rahmaan Ciro oo isaguna matalaayey Xisbiga Wadani.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.