Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa la horgeeyey ilaa sadex sharci oo iyo Hay`addii ku shaqeyn laheyd oo muhiim u ah kordhinta wax soo saarka Beeraha Soomaaliya iyo daryeelka waxyaalaha daruuriyaadka u ah badbaadada sumaha iyo bacriminaha loo isticmaalo beeraha.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.