Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo Sheegatay in ay wadaan qorshe shaqo abuur Loogu samaynayo dadka dib uga soolaabtay Xeryaha Qaxooti Dalalka Dariska ah

0
336

Kismaayo(Idaacada Waamo) Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arimaha gudaha Dowlad Goboledka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane  Ayaa kawarbixiaya qorshayaasha Wasaaradu usamaaysay  Dadka Soomaliyed Ee qaxootiga kasoo laabatay iyo kuwa barakacayaasha ah

Waxaa una agaashimuhu sheegay in wasaaraddu Ay hada wado qorshe nolool wanaagsan loogu abuurayo dadka soo gurya laantay

Jubbaland waxaa ay kamid tahay meelaha  ugu badan ee Soomaliy lagu qaabalay dadkii Kasoo gurya laabatay xerooyinka Qaxootiga  Dadaab ee dalka kenya.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here