Degmada Mahadaay oo lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay hanaanka Golaha deegaanka

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellada dhexe ku qabatay munaasabad lagu daah furayay hanaanka dhismaha Golaha deegaanka ee dagmadaasi.

Munaasabada waxaa ka qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Golayaasha Dowlad Goboledka Hirshabeelle iyo qaybaha kala duwan bulshada ku nool degmada Mahadaay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here