Dhalinyarada Soomaaliyeed oo loogu baaqay barashada taariikhda dalka

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaaliyed oo ah inta badan Bulsha leh tariiqa Kaladuwan ayaa waxa lagu tiriya kuwa an xooga sarin Barashada tariqda ay ledahay tasi oo iskugu jirta mid fog iyo mid dhow Dhalanyarada ayana badankod lashega ineysan xoga sarin barashada iyo qorista tariqda dadka somaliyaad.

Si looga hortago in tariqda Bulshada Soomaaliyed mesha ay kabaxda ayaa waxa Dhalanyarada Soomaaliyed Loogu Baqay in ay bartan tariqdoda sidokalana ay qoran.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here