Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib burburkii Dowaladii dhex ee Soomaliya waxaa ay horseetay in ay yaradeen waxyabihii ay ku taami jireen inaye ka guul garaan walidiin badan ayaa waxa ay barkac ku noqdeen kamam badan oo ku yaalo magaladda ksimayo kuwasoo ay kunool yihiin nolal aad u adag balse qaarkooda ayaa waxaa ay isku da’yayaan inaye siyaabo kale duwan ay nolasha ku maareeyaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.