Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mamuulka Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso oo kadulaya hormarinta kabasha Bulshada ayaa dhagax dhigay dhismaha iyo dayactirka Wadada isku xirta Xafada Biyo Kulule iyo Waqooyiga Magaalada Boosaaso.
Munasabada Dhagax dhiga Wadada ayaa waxa kaqeb galay Duqa Degmada Boosaaso Cabdifataax Maxamed Shanle oo ay wehliyaan Xildhibaano katirsan Golaha Deganka Degmada Boosaaso.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.