Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa qabatay shirka dib-u-eegista sanadlaha ah ee mashaariicda hay’adda UNICEF ay ka taageerto Wasaaradaha Dowladda, gaar ahaan wasaaradaha ka shaqeeya arrimaha bulshada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.