Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka Cimilada Dowlad goboledka Jubbaland ayaa mudo ayaa mudooyinkii danbe waday dadaalo Kala duwan ku waas oo ka qayb qaadanaya ilaalinta deegaanka ayadona wasaaraddu ay todobaadkii hore dhir beeris ka samaysay xeebaha Magaalada Kismaayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.