Ganacsatada oo loogu baaqay in ay door ku yeeshaan diyaarinta qorshaha isbeddelka Qaranka

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa Ganacsatada ugu baaqay inay door muuqda ku yeeshaan diyaarinta qorshaha isbeddelka Qaranka oo ay isi soo diiwaan galiyaan inta aan la gaarin 3-da bisha November ee sanadkaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here