Dhalinyarada Soomaliyeed oo loogu baaqay in ay dhaqankooda bartaan

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhaqanka Soomaalida waa mid soo jireen ahaa kaasi oo jiilal badan iska dhaxleen, sida taariikhyahanadu sheegeen wuxuu asal ahaan ka sameysmay nolosha maalinle iyo xidhiidhka bulshada Soomaalidu la sameeysay bulshooyinka jaarka ah (deriska) iyo cilaaqaadka ganacsi iyo waxbarasho ee deegaanada fogfog, Sidoo kale dhaqanka Soomaalidu wuxuu in badan ku salaysan yahay diinta Islaamka oo dadka Soomaalida intooda u badan aaminsan yihiin.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here