Madaxweyne Jubaland oo dhagax-dhiggay dhismaha Xafiiska furdada iyo qaybta soo dhaweeynta

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Dhagax-dhiggay dhismaha xafiiska Furdada iyo qaybta soo dhaweynta ee garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.
Dhagax dhiga Xafiiska Furdada ee garoonka diyaaradaha waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliydda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jubaland Axmed Cabdirisaaq Maxamed (Handal), Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ,Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha iyo xubno kale oo ka socday howl wadeenada Wasaaradda Maaliyadda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here