Xarunta hal-abuuurka iyo Ganacsiga Beeraha dalka oo laga daah-furay magaalada muqdisho

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa daahfuray kulan wada shaqayneed ee ugu horeeyay kaaso  lagu dhisi doono aasaaska iyo asalka horumarinta hal-abuurka beeraha, taasoo ay soo qaban qaabisay Xarunta Horumarinta Hal-abuurka iyo Ganacsiga Beeraha ee (CIAD) iyada oo ay kaashanayaan waaxda hal-abuurka ee hay’adda IFAD.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here