Kulan ku saabsan Nabadeeynta bulshada oo lagu qabtay magaalada kismaayo

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ku qabatay kulan ku saabsan wacyi galinta bulshada ee arimaha nabada iyo xasiloonida.

Kulanka ayaa waxa kasoo qayb galay Gudoomiyaha degmada Kismaayo, Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha, Wasiiro, Xildhibaano, ururda bulshada rayidka ah iyo marti kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here