Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Kormeeray oo xarunta Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
14
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Ibraahim Maxamed Cali iyo wasiirka wasaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS ayaa waxay maanta Kormeereen xarunta qorshaha isbedelka Qaran waxiyna u kuurgaleen qeybta biyaha iyo Eneregy-ka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here