Dhalinyaro oo ku xayirnaa wadanka Tunusiya oo dalka dib loogu soo celiyay

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ilaa 24 dhalinyaro oo ku xayirnaa Xabsiyada wadanka Tunusiya ayaa maanta dalka dib loogu soo celiyay, waxaana garoonka kusoo dhaweeyey masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here