Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Jimcaale ayaa xariga ka jaray xarunta lagu maareynayo dareeraha wasaqeysan ee laga qaado Muqdisho.
Qorshaha Maareynta Bulaacadaha Gobalka Banaadir ayaa ah mid si weyn loogu baahnaa, waxaana looga maarmi doonaa Qorshahan dhibaatoyinka ay bulshada ku qabaan Maareynta la`aanta Bulaacadaha.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.