Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed-weli Cali ayaa ka qayb galay kulan ay isku xog wareysanayeen masuuliyiinta iyo howlwadeenada Wasaaradda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.