Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Kulanka 35-aad kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka ayaa Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.