Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Golaha Wakiilada Dowlada Jubaland oo yeeshay Kalfadhiga 5-aad fadhigiisa 9-aad ayaa ajandaha kulanka waxa uu ahaa ka doodista 3-aad iyo ansixinta Xeerka Booliska Jubaland kaas oo horay ay u horkeentay Xildhibaanada Wasaaradda Amniga Gudaha Jubaland.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.