Bulshada ku nool Magaalada Kismaayo oo soo dhaweeyay dhismaha Wadooyinka

0
40

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa Mudooyinkii laso dhaafay sameyneysay hormar balaaran oo dhanka bilicda iyo dib-udhiska magaaladda ayaana markii ugu horeysay yeelatay Laamiya cusub kuwaas oo waxbadan ka bedelay bilicda magaalada iyo nolosha bulshada iyadoona markii hore Kismaayo ay leheyd hal laami, kaas oo u soo gaaray burbur xoogan bulshadana ay dhibaata ku qabeen, waxaana laamiga kaliya ee magaalada ku yaalay u ahaa mid ka haray dhaxalkii dowladda Soomaaliya ee burburtay bulshada reer Kismaayo ayaana si weyn u soo dhaweeyay dhismaha laamiyada ama wadooyinka cusub.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here