Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS oo soo bandhigtay Gaadiidka loo isticmaalo Beeraha.

0
139

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-20 Gadiidka cagaf cagafta loo yaqaano oo loogu tala galay in beeralayda Soomaaliyed ay ku shaqaystaan ayaa lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here