Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladdaha Hoose iyo Dib-uheshiisiinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Caasimada Koonfur Galbeed ee Baraawe ku Daahfurtey Nidaamka Dhijitaalka ah ee Dad dhigista Mideysan.
Waxaan Furitaanka Barnaamijkan kasoo qeybgaley Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda,Maamulka Degmada, Baraawe xildhibaanada golaha Deegaanka Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kaladuwan ee Bulshada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.