Magaalada Kismaayo oo lagu soo xiray tababar ku saabsan wada hadalka aan xanafta lahayn

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Dowlada Jubbaland Cabdiwali Xuseen Jaamac ayaa Magaalada Kismaayo kusoo xiray tababar ku saabsan wada hadalka aan xanafta lahayn, oo loo qabtay qaar ka mid ah Ururada Bulshada rayidka ah ee degmada Kismaayo iyo bahda Cadaaladda ee Jubbaland.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here