Tababar Kusaabsan Ilaalinta Xuquuqul insaanka oo loo qabtay qaar kamida Ciidanka Xoogga Dalka

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Taliska qeybta 43-aad  ciidamada dhulka X.D.S ayaa loo qabtay Tababar ku saabsan Ilaalinta  Xuquuqda Aadanaha, xeerka Bini’aadantinimo iyo la dhaqannka bulshada Rayidka  uga Furmay magalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here