Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowladda hoose ee degmada Afmadow ayaa kulan is-xog waraysi ah iyo isla-xisaabtan la yeeshay hay’addaha maxaliga iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka howlgala dagmada Afmadoow.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.