Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa yeeshay kala fadhigii shanaad fadhigiisi 8 -aad ayaa maanta ka dooday xeerka Ciidanka Booliiska Jubbaland oo dhawaan ay Wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland usoo gudbisay Xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland si ay u turxaan bixiyaan ka dibna ay u ansixiyaan waxna ay ugu daraan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.