Magaalada Baydhabo oo lagu soo gabagabeeyay Tababar Looga Hadlayay Xad Gudubyada Ka Dhanka Ah Haweenka Iyo Caruurta

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tabarbar ku saabsan kahortaga tacadiyada ka dhanka ah Haweenka iyo caruurta ayaa lagu so gaba gabeyay Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kaas oo ay qaban qabisay Ururka Garab Walal waxana  kaso qebgalay gudomiyaha ururka Garab Walal ku xigenadisa qeybaha kaladuwan ee ururada bulshada Haweenka degmada Beydhabo iyo waxgaradka Beydhabo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here