Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa xilka ukala warejiyay Wasiru dowlaha Cusub ee Wasaaradda Ismaaciil Shire Burale iyo wasiiru Dowlihi hore Maxamuud Axmed Mashruuc.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.