Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Masuuliyin ka socday Wasaaraddaha Amniga Arimaha Gudaha iyo tan howlaha guud ee Maamulka Galmudug ayna wehliyeen Maamulka degmada Wisil ee Gobolka Mudug ayaa si wadajir ah kormeer ugu tagay dhismaha Saldhiga Booliska Degmada Wisil, kaas oo dhismihiisa ay iska kaashanayaan Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug isla markaana ay maalgelineyso Midowga Yurub.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.