Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowlad Goboleedka Jubbaland oo horumarinaysa wax soo saarka calafka Xoolaha,Deegaanadda waqooyi ee degmada Kismaayo gaar ahaan deegaanada Yoontooy iyo Goobweyn ayaa laga hirgaliyey labo xarumood oo lagu keydin doono calafka xoolaha si marka ay abaaraha dhacaan loogu baxsado xoolahuna ay u intifaacsadaan Calafkaasi.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.