Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo Barakacayaasha deegaanka Yurkud gaarsiisay deeq raashin ah

0
64
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Jubaland oo kaashaneysa Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa deegaanka Yurkud gaarsiisay deeq raashin ah oo loogu talagalay dadka tabaalaysan ee ka barakacay dagaalkii Luuq ee Gobolka Gedo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here