Laami isku xiraya Mudisho iyo Ceel-cade oo dhismeheedo bilowday

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Waxaa dhib u bilowday dhismaha wado laami ah taas oo laga hirgaliyay degmada karaan taas oo isku xirta Muqdisho iyo deegaanka ceelcadde ee gobolka shabeellaha dhexe.

Wadada oo qaybteedi hore jay laga dhigay ayaa hada la saara laamiga Ama daamurka madow waxaa dhimeheeda iska kaashanaya Maamulka gobolka banaadir iyo shirkad dhisme oo ay ganacsato soo maaliyeed leeyihiin.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here