Bulshada degmada Badhaadhe oo wajahaya Biyo la’aan

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Xaalad Biyo yari ah ayaa ka jirta degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada hoose sida ay maamulka degmadaasi sheegeen, maadaama xili roobaadkii lasoo dhaafay ee Guga aysan roob ku filan helin Badhaadhe iyo deegaanada kale ee u dhadhaw.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here