Jubbaland oo dajineyso qorshayaal lagu hormarinayo dhalinyarada

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaraha Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay barnaamijyada dhalinyarada lagu Hormarinaayo ee ay wasaradu wado sida tartanada ciyaaraha Kubada Cagta kuwa dhaqanka iyo soyaalka somaalida iyo kuwo kale oo muhiima

Agaasimaha ayaa sidoo kale ka hadlay shuruuc loo dajinayo dhalinyarada isagoo sheegay inay mudnaanta siinayaan hormarinta dhalinyarada ku dhaqan deegaanada Jubbaland.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here