Kismaayo(Idaacada Waamo)Wasaarada iyo xuquuqul insaanka jubbalnd oo ka shaneysa wasaarada haweenka ee xukuumada fadaraalka soomaliya ayaa kulanka ay qabatay waxa looga hadlayey
madasha kulankani waxaa ka soo qeeyb galay qaar ka mid ah masuuliyiinta ururka naafada jubbalnd iyo agaasimaha wasaaradda haweenka jubbalnd
waxaana lagu lafa guray sidii loo dabooli lahaa caqabdaha ey la kulmaan dadka qaba baahiya gaarrka ah iyo sidii loo hormarn lahaa dadka naafada ah ee ku nool deeganada jubbalnd
gudoomiyaha ururka naafada jubbalnd shugri siciid axmed ayaa madasha ka hadashay iyadoona ka warbixisay baahiya dadka naafada ah ee ku sugan jubbalnd ay qabaan
Agaasimaha wasaaradda Haweenka jubbalnd ayaa dhankiisa ka hadlay sababta ay kulankan u qabteen iyo muhiimada uu uleeyahay dadaka qaba baahiya gaarka ah iyo sada ay wasaaradda ugu warqabto
ugu Dambeen sayid cali Cabdulaahi salaad gudoomiyaha galaha dhaafada qaranka soomaliyeed oo maalmahan booqasho ku joogay deegana jubbalnd aya ka hadlay dhibaatooyinka ay bulshada u geestaan dadka naafada ah.
R/W,Fartuun Nuur Aadan.