Midowga Ardayda Iskuulkada Degmada kismaayo oo doortay Gudoomiye Cusub

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa lagu qabtay Doorashada Gudoomiyaha midowga ardeyda iskuulada Degmada Kismaayo taas oo Kadhacday hoolka Jaamacadda Kismaayo waxaana kaso qeyb galay maamulka Jaamacadda Kismaayo, maamulada iskuulada degmada Kismaayo Arday iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here