Haween noloshooda ka maareeya karinta dharka oo codsaday Agab ay ku shaqeystaan

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Karinta dharka baatiga ah ee dumarku ku labistaan waa mid ka mid ah xirfadaha ugu fudud ee ay haweenka bartaan kuna shaqeystaan, balse waxaa jirta khatar ay haweenka dharka kariya kala kulmi karaan kiimikooyinka kala duwan ee ay u isticmalaan midabeynta dharka hadii aysan helin agabka loogu talagalay in kiimikada la iskaga difaaco.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here