Mamuulka degmada Yaaqshiid oo kormeeray dhismaha Wadooyin Laami lasaarayo

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha degmada Yaqshiid ee Gobolka Banaadir Saleebaann Maxamuud Maxamed oo ay wehliyaan masuliyin kale ayaa kormeer kutagay wadada iskuxirta isgoska Hotel Towfiiq iyo Isgooska Miisaanka Dhuxusha ee degmada Yaaqshiid.

Kormeerka ayaa aha mid loogu kuur galayay shaqada dhismaha habsami u socodkeda iyo dib u habenta wadadaasi oo mudooyinkii la soo dhaafay ay kasocotay howla shaqo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here