Maamulka degmada Kismaayo oo shaaciyay in la bilaabi doono wajiga saddexaad mashruuca Nagaad

0
43

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose ayaa waxaa mudooyinkan ka socday dhismaaha wadooyin laami ah oo ay magaladu yeelanayso kaas oo wajigii kobaad dhamaaday halka kii labaad qaybtiisa labaad tahay gabagabo.

Wadooyinka ayaa wax badan ka badalay bilicda magalada isku socodka iyo Ganacsiga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here