Wado isku xirta deegaanka Barookhle iyo Magaalada Carmo oo la dhagax dhigay

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Gudoomiyaha Gobolka Bari Abdirisaaq Cali Said Shaahdoon iyo Gudoomiyaha magaalada Carmo Eng Maxamed Cali Shire iyo masuuliyiin kale  ayaa  Dhagax Dhigay Dhismaha Waddada Isku Xirta Deegaan Beereedka Barookhle Iyo magaalada Carmo ee Dowlad Goboleedka Puntland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here