Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Dhagax dhigay Terminalka Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

0
7

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha koonfur Galbeed Somaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamad Lafta gareen  ayaa Dhagax dhigay Terminalka  Garoonka Diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta Gabalka Bay oo si casri ah loo dhisayo.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here