Suuqa kalluunka Degmada Kismaayo oo laga dareemaya sare ukac ku yimid qiimaha kalluunka

0
5
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Suuqyada lagu iibiyo kallunka noocyadiisa kala duwan magaalada Kismaayo ayaa laga dareemaya sare ukac xoogan oo ku yimid qiimaha lagu kala iibsado taas oo sabab u ah kalluunkii la keeni jiray oo yaraaday kadib dabeyla xoogan oo ka kacay gudaha badda taas oo keentay in kallumeysatada ay gaari waayaan meelaha fog fog ee gudaha bada, iyagoona ka cabsi qaba inay dhibaata kala kulman dabeylaha kacay.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here