Magaalada Baydhabo oo lagu qabatay tababar ku saabsan Ilaalinta Xaquuqda Caruurta

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaaladda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Baydhabo ka furtay Tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda Caruurta Tababarka ayaa waxaa si wada jira usoo qaban qaabiyay Wasaaradaha heer Fedaral iyo heer Maamul Goboleed waxaana kasoo qeyb galay xeer ilaaliyaal ka socday maxkamadaha Koonfur Galbeed qaar kamid ah Ciidanka Asluubta qeybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiin ka socday Wasaaradaha Cadaaladda Soomaaliya iyo Wasaaradaha Cadaaladda Koonfur Galbeed waxaana Tababarka u socon doona muda Laba Maalmood ah.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here