Xirfadlayaasha qaada sawirada oo kusoo badanaya magaalada Kismaayo

0
33

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed isla markaana dalka kunool ay wajahayaan shaqo la’aan baahsan ayaa waxa jira dhalinyaro waxbaratay balse shaqo kuwaayay cilmigay barteen hase ahaatee ku shaqayta xirfado kala duwan si ay uga baxaan shaqo la’aanta.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here