Aqoonyahanada Jowhar oo ka hadlay sida looga hortagi karo fataahadda Wabiga

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili  roobaadka Waxaa inta badan Fatahado sameeyo wabiga Shabeelle kaas oo Saameyn ku Yeesha guud ahaanba deegaanada uu maro waxaana halkaa lagu waaya hanti ay ka mid tahay tacabka beeraha iyo sido kale in dadku ay ka barakacaan Guryahooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here