Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed oo ay weheliyaan Gudoomiyaasha xaafadaha degmada, injineerada Dowladda hoose, iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa maanta cabiray wadada Ceelminishiibiyo ay Dowladda hoose hadda baneeneyso.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.