Bulshada kismaayo oo soo dhaweeyay hirgalinta astaamaha kala haga Gaadiidka

0
42

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo oo ka duulaysa hormarinta iyo bilicsoo celinta magaalada ayaa hirgalisay taalooyin iyo astaamo kala hagaya Noocyada kala duwan ee gaadiidka si looga baaqsado khataraha shililka dadka iyo Gaadiidka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here