Dowlada Hoose ee degmada Kismaayo oo Awaamiir kasoo saaray guryaha soo gala Wadooyinka

0
31

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa magaalada Cumar Cabdulaahi Maxmad Farawayne ayaa si adag uga hadlay guryaha ay wadadu duminayso isagoona sheegay inay si wadayaan duminta guri kasta oo wadada ku jira ama soo gala wadada.

Maamulka dawlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa wacad ku maray inay ay dumin doonaan guri kasta oo wadada soo gala noocu rababa ha ahaadee.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here