Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Ahmed Maxamed Islaam ayaa magaalada Kismaayo kusoo xiray Shirweynihii dib u heshiisiinta Beelihii ku dagaalamay degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay sababta loo dhigay gogosha Shirweynaha dib u heshiisiinta beelihii ku dagaalamay degmada Luuq ee Gobalka Gedo oo kusoo gabagaboobay Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.